Dr. Khadija Noor, Mandera County Teaching and Referral Hospital

Ha Jajabin Kiniinka! Khataraha Qarsoon ee Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato | Dr. Khadija Sharaxaysa

Ma ogtahay? Haddii aad jajabiso kiniinka ka hor inta aadan liqin, waxay keeni kartaa dhibaatooyin caafimaad, maadaama ay beddeli karto sida dawadu ugu shaqeyso jirkaaga.

Dr. Khadija, oo ku takhasustay arrimaha dawooyinka, ayaa faahfaahin ka bixinayso habka saxda ah ee kiniinnada loo qaato iyo muhiimadda ay leedahay in la raaco tilmaamaha.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *