podcast

Faa’iidooyinka istighfaarta , qisooyin cajaa’ib ah iyo waqtiyada ugu fadliga badan ee la akhriyo

Faa’iidooyinka istighfaarta , qisooyin cajaa’ib ah iyo waqtiyada ugu fadliga badan ee la akhriyo

Waa muxaadaradii aad sugeyseen: Qaabka loo akhriyo Istighfaarta, faa’iidooyinka joogtaynteeda, qisooyin cajaa’ib ah oo ku saabsan istighfaarta, iyo waqtiyada ugu fadliga badan ee la akhriyo | Sheikh Hassan Ka faa’iideysi wacan 🤍 La wadaag asxaabta si khayrku u faafo.

Faa’iidooyinka istighfaarta , qisooyin cajaa’ib ah iyo waqtiyada ugu fadliga badan ee la akhriyo Read More »